Volcano ka qarxay Buurta Mount Semeru oo dhimasho iyo dhaawac geystay (Sawirro)

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waxaa soo gaaray gubasho daran kadib markii foolkaane uu ka qarxay buurta Mount Semeru oo ku taala gobolka Java ee bariga Indonesia taasoo kumanaan qof ku qasabtay inay cararaan. Muuqaalo ay wadaageen Sabtidii hay’adda ka hortagga masiibooyinka ee dalka (BNPB) ayaa muujinayay dadka deegaanka oo argagaxsan … Continue reading Volcano ka qarxay Buurta Mount Semeru oo dhimasho iyo dhaawac geystay (Sawirro)